Skip to content

Latest commit

 

History

History
330 lines (165 loc) · 20.6 KB

somali.md

File metadata and controls

330 lines (165 loc) · 20.6 KB

BBC Somali

Sida 'dhibic buluug' ah oo yar oo maskaxdeenna ku jirta ay u maamusho hurdada

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 4:01:34 GD

Qof kasta oo hurdo-la'aantu la ildaran wuu garanayaa dulqaad-la'aanta iyo niyad-jabka kugu soo fool leh marka aad u halgamayso inaad is duu-duubto oo ada hurdo fiican hesho.

Wasiir daanyeer ku eedeeyay koronto la'aan ka dhacday dalkiisa oo dad badani maad ka dhigteen

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 3:01:27 GD

Mushkilad guud oo koronto la'aan ah oo ka dhacday dalka Sri Lanka, ayaa lagu eedeeyay daanyeer galay xarun koronto oo ku taalla koonfurta magaalada Colombo ee dalkaas.

Trump wuxuu rabaa inuu joojiyo xaqa muwaadinimo eee dhalashada, halkeey ka taagan yihiin dalalka kale?

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 1:57:35 GD

Amarka fulinta ee madaxweyne Donald Trump ee ah joojinta xaqqa dhalashada ama qofka kud hasha Mareykanka ayaa dhaliyay caqabado dhowr ah oo dhanka sharciga ah iyo walaac ah oo soo wajahay qoysaska soogalootiga ah.

Wax ka ogow hoggaamiyaha fallaagada Congo ee dagaal-yahannadiisu ay abuureen xasarad weyn

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 9:43:06 GH

Wareysi dhif ah oo lala yeeshay sanadkii 2013, Makenga ayaa ku yiri: "Nolosheyda waa dagaal, waxbarashadeyda waa dagaal, luqaddeyduna waa dagaal... balse waan xushmeynayaa nabadda."

Qaxooti ilaa Tababare kooxeed: Waayaha Macallin Miron Muslic oo Liverpool ka soo afjaray koobka FA Cup-ka

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 8:36:02 GH

Tababare Muslic ayaa xilka tababarnimo kala wareegay halyeeygii Ingiriiska Wayne Rooney bishii hore.

Meydadka tahriibayaal laga helay xabaal-wadareedyo ku yaalla Liibiya

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 3:40:06 GH

Waxaa weli socda baadigoobka oo laga sameynayo Kufra oo in ka badan 1,700 kilomitir (1,056 meyl) u jirta caasimadda Liibiya ee Tripoli.

Xisbiyada ku tartamaya doorashooyinka Jarmalka maxayse doorashadani muhiim u tahay

Axad, Febraayo 9, 2025 ee 5:07:56 GD

Cod-bixiyayaasha Jarmalka ayaa go'aaminaya 23-ka Febraayo cidda maamuli doonta dowladdooda soo socota, iyadoo Friedrich Merz's oo xisbiga Muxaafidka ee Christian Democrats uu ugu cadcad yahay inuu noqdo xisbiga ugu weyn ee awoodda dalka.

Wax ka ogow sababta uu Turkigu billad-sharaf u siiyay Soomaaliya

Axad, Febraayo 9, 2025 ee 2:56:46 GD

Tan iyo sanadkii 2011, Turkiga waxa uu Soomaaliya siiyaa taageero, oo ay ugu horreyso kaalmeynta dhibaatooyinka bini'aadannimo, iyada oo loo marayo fulinta mashaariicda kaabayaasha, ka qeyb qaadashada dib u dhiska hay'adaha dowliga ah iyo taageeridda miisaaniyadda dowladda.

Duqeynta Daacishta Soomaaliya iyo dhowr iyo toban waxyaabood oo Trump iyo kooxdiisu ay sameeyeen toddobaadkan

Axad, Febraayo 9, 2025 ee 12:32:35 GD

Laga soo bilaabo soo bandhigidda yoolalka Mareykanka ee mustaqbalka Qasa, amarka duqeynta Daacishta Soomaaliya, iyo amarkii la dul dhigay USAID, wax ka ogow arrimaha ay kooxda Trump ku dhaqaaqeen toddobaadkan.

Sida ay Soomaalidu u arkaan dagaalkii 'Black Hawk Down' soddon sano kadib

Axad, Febraayo 9, 2025 ee 10:31:40 GH

Kadib markii lasoo saaray dokumintari ku saabsan musiibadan ciidan BBC-du waxay la hadashay Soomaali wali uu noloshooda saamaynayo.

Sacuudiga oo ka hor yimid soo jeedinta Israa'iil ee ah in Falastiiniyiinta dhulkooda laga raro

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC Somali

Maxay hoggaamiyaasha Bariga iyo Koonfurta Afrika ka yiraahdeen colaada DR Congo?

Axad, Febraayo 9, 2025 ee 4:23:47 GH

Tirakoobkii ugu dambeeyay ee Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in 2,900 oo qof la dilay tan iyo horraantii Jannaayo, taasoo ka dhalatay colaadda u dhaxeysa M23 iyo ciidamada DR Congo.

Elon Musk oo laga hor istaagay helidda xogta maaliyadeed ee Maraykanka

Sabti, Febraayo 8, 2025 ee 4:58:05 GD

Elon Musk ayaa laga joojiyey helidda xogta maaliyadeed ee Maraykanka

Halkee maraysaa hawshii sahaminta shidaal ee Soomaaliya?

Sabti, Febraayo 8, 2025 ee 2:39:05 GD

Hawlgalkan sahminta ah wuxuu soconayay lix ilaa toddoba bilood, iyadoo xogta la aruuriyay lagu falanqeyn doono magaalada Ankara, si loo ogaado goobaha ugu habboon ee laga qodi karo ceelal shidaal.

Cilmi-baadhis: Jiir labo aabbe leh oo lagu sameeyay shaybaadh

Sabti, Febraayo 8, 2025 ee 10:53:28 GH

Farsamadan horumarsan waxay u suurtagelisay saynisyahannada inay ka gudbaan caqabad hore loo malaynayay inaysan suurtagal ahayn oo la xidhiidha taranka xayawaanka ku dhasha jinsi isku mid ah.

Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`

Jimco, Janaayo 31, 2025 ee 3:46:24 GH

Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.

Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da

Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan

__

Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta

Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay

Axad, Juun 16, 2024 ee 3:46:53 GH

Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay

Arbaco, Maayo 29, 2024 ee 5:46:45 GH

Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.

Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?

Khamiis, Maarso 14, 2024 ee 4:56:50 GD

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.

Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil

Jimco, Diseembar 15, 2023 ee 5:03:33 GH

Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub

Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto

Isniin, Noofeembar 20, 2023 ee 8:34:20 GH

Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.

Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho

Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 5:00:55 GD

Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?

Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD

Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.

Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’

Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 7:20:36 GH

Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.

‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay

Arbaco, Noofeembar 8, 2023 ee 8:27:39 GH

Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?

Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD

Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.

"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood

Talaado, Noofeembar 7, 2023 ee 5:24:40 GD

Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.

Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda

Jimco, Oktoobar 20, 2023 ee 5:20:00 GH

Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.

Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen

Axad, Oktoobar 8, 2023 ee 4:07:25 GH

Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.

Janaraalkii hogaaminayay ciidamada ilaalinta nukliyeerka Ruushka oo lagu dilay qarax ka dhacay Moscow

__

Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah ee maanta

Hogaamiyaha Suuriya oo BBC-da uga warramay khatarta Suuriya ee caalamka iyo reer Galbeedka

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da

Dunida Iyo Maanta

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Jimco, Febraayo 7, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Khamiis, Febraayo 6, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Arbaco, Febraayo 5, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Idaacadda Subaxnimo

Isniin, Febraayo 10, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Jimco, Febraayo 7, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Khamiis, Febraayo 6, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Arbaco, Febraayo 5, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.